Golaha Wasiirrada oo Boggaadiyay guulo laga gaaray Dagaalka ka dhanka Al Shabaab (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Todobaadalaha ah ee Golaha Xukuumadda oo si qoto dheer looga hadlay xaaladda guud ee amniga dalka iyo guulihii ugu danbeeyey ee laga gaaray dagaalka lagula jiro Al Shabaab. Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa Golaha warbixin ka siiyey howlgallada socda iyo goobihii ugu … Continue reading Golaha Wasiirrada oo Boggaadiyay guulo laga gaaray Dagaalka ka dhanka Al Shabaab (Sawirro)